(Daawo Sawirro) Puntland oo kordhisay Maalmaha fasaxa shaqada ee todobaadka

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo todobaadkan looga hadlay Amniga guud, Tallo-soo jeedinta iyo waxka bedelka maalmaha shaqada ee Puntland, Soojeedinta iyo Ansixinta khidmada iyo ganaaxyada wado marista. Shirka Golaha Wasiirada ayaa sidoo kale looga … Continue reading (Daawo Sawirro) Puntland oo kordhisay Maalmaha fasaxa shaqada ee todobaadka